Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 14:12

War / Soomaaliya

Wicitaanka: Mudane Axmed Daahir Salaad (Eebow)

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah ku-xigeenka Duqa Magaalada ee Garrisa Axmed Daahir Salaad (Axmed Eebow) oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA ee ku saabsan falalka amni xumada ee dhawaanahan ku soo badanaya magaalada Garrisa.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.