Friday, August 22, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 04:58

War / Soomaaliya

Faaqidaadda: Ololaha Doorashada Somaliland

doorashada somalilanddoorashada somaliland
x
doorashada somaliland
doorashada somaliland
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay ololaha doorashada deegaanka ee Somaliland oo la qaban doono dhammaadka bishan November.

Barnaamijkan waxay ka qeybgalaya saraakiil ka tirsan ururada Siyaasadda ee Somaliland ee doorashadan u tartamaya.

Barnaamijkan waxaa Hargeysa ku soo diyaariyay weriyaha VOA, Ismaaciil Xuseen Farjar.