Sabti, Bisha Labaad 13, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 22:19

    War / Soomaaliya

    Xukuumadda RW Saacid oo la Dhaariyey

    Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee SomaliaDhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee Somalia
    x
    Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee Somalia
    Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee Somalia
    Sagaal ka Tirsan
    Daahrinta Golaha wasiiradaDaahrinta Golaha wasiirada
    x
    Daahrinta Golaha wasiirada
    Daahrinta Golaha wasiirada
    tobankii Wasiir ee uu dhawaan soo magacaabay Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta la dhaariyey, iyadoo munaasabadda dhaartaas ay ka maqneyd Fowsiya Yuusuf X. Aadam, Ra'iisal Wasaare ku-xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda oo safar shaqo ugu maqneyd shir ka dhacayey dalka Djibouti.

    Ra'isul Wasaare Saacid ayaa dhaartaasi ka dib baarlamanka u ballanqaaday in xukumadiisu wadashaqeyn buuxda la sameyn doonto Baarlamanka si loo badbaadiyo dalka.

    Warbixinta maqal ah hoosta ka dhageyso.

    qubanaha

    qubanaha