Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Maamul-u-Sameynta Jubbooyinka


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu khubadiisa ku cadeeyey mowqifka dowladdiisa ee ku aadan maamul u samaynta gobollada dalka, gaar ahaan gobollada Jubbooyinka.
Madaxweynaha ayaa ka hadlaya arrinta maamul-u-samaynta gobollada dalka, gaar ahaan Juubooyinka, isagoo sheegay in dowladdiisu ay kaliya taageerayso maamullada ay dadku ku soo dhistaan rabitaankooda.


Madaxweynuhu, wuxuu kaloo ka hadlay qorshaha maareynta maaliyadda dalka iyo waliba la dagaallanka musuq-maasuqa.

Warbixin ka hadlaysa khudbadda madaxweynaha oo uu diyaariyay Maxamed Colaad Xassan, qaybta hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:14 0:00
XS
SM
MD
LG