Arbaco, Bisha Shanaad 04, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 16:34

    War / Soomaaliya

    Xeerka Cusub ee Sirdoonka Somaliland oo la Diiday

    Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la SaxiixayHargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay
    x
    Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay
    Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay
    Dr. Maxmed Cabdi Gaboose oo horay u ahaa wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, haddana ah Madaxa ururka UMMADDA ee Somaliland ayaa xeerkan ku tilmaameen mid hay'addan siinaya awood xad-dhaaf ah isla markaana ka dhigaya in faaf-reeb lagu sameeyo saxaafadda, sidoo kalena ay xidhi karaan ama hayn karaan ciddii ay ka shakiyaan iyaga oo aan u baahnayn maxkamad.

    Wareysi dhameystiran oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

    Qubanaha VOA

    Qubanaha VOA