Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faallo: Guushii Madaxweyne Barack Obama

Taageerayaasha Madaxweyne Obama ayaa farxad iyo dhamaashaad ku jiray ilaa xalay, ka dib markii uu u ku guuleystay xilka Aqalka Cad, afarta sano ee soo socota.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Massachusetts, Mitt Romney oo ahaa murashaxa la tartamayey madaxweyne Obama ayaa markii natiijada lagu dhawaaqay ka dib, qiray in laga guuleystay, hambalyana u diray Madaxweyne Obama, qoysiiska, iyo shaqaalaha ololihiisa.

Faallada oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:16:27 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG