Khamiis, Bisha Shanaad 05, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 05:52

    War / Soomaaliya

    Dhaqanka iyo Hiddaha # 134

    Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa uu ku saabsan yahay suugaanta "Ergeynta"

    x
    Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa uu ku saabsan yahay suugaanta "Ergeynta", waana qeyb kale oo ka mid dhowr barnaamij oo arrintan ka hadlaya.

    Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.