Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 06:21

War / Maraykanka

Faaqidaadda: Soomaalida iyo Doorashada Maraykanka

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaan ku eegaynaa doorashada Maraykanka oo dhici doonta maalinta Salaasada ah ee 6-da November.

Barnaamijka wuxuu ka hadlayaa Soomaalida Maraykanka iyo sida ay uga qeybqaadanayaan doorashada Maraykanka iyo waliba cidda la filayo inay u codeeyaan.

Barnaaminjka waxaa ka qeybgalaya; Sadiiq Warfaa oo xubin ka ah guddiga dhexe ee xisbiga Dimoqraadiga ee Minnesota iyo Murshid Cabdi Baaruud oo ka mid ah golaha fulinta ee xisbiga Jamhuuriga ee Minnesota iyo waliba Prof. C/waaxid Sheekh Qalinle oo ah macalin ka tirsan jaamacadda Minnesota.