Barnaamijka Ciidda iyo Maxamed Suleymaan Tubeec
Barnaamijka Ciidda ee VOA waxaa ka qeybgalay fannaaniin uu ka mid yahay boqorka codka Maxamed Suleymaan Tubeec.
Eid Promo
Sidoo kale waxaa barnaamijka VOA ee Cidda Carafo ka qeybgalaya fannaanada Deeqa Axmed oo ku sugan Canada iyo abwaanka weyn ee Axmed Salaabeean Bidde.
Haddaba dhageysi wacan, sidoo kale bahda VOA waxay dhageystayaasheeda ku sugan daafaha dunida leedahay C I I D W A N A A G S A N, ciidan ciideeda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.
Dhageyso barnaamijka Ciidda ee VOA