Thursday, April 17, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 06:52

War / Soomaaliya

Yemen oo Qabatay 23 Qof oo Somali u Badan

Soomaali lagu La'yahay Dalka YemenSoomaali lagu La'yahay Dalka Yemen
x
Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen
Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen
Qiyaasta qoraalka - +
Saraakiisha dalka Yemen ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen in badan 23 ruux oo Soomaali u badan, oo ka tirsan ururka al-Qacida, oo doonayay inay u gudbaan dhinaca Sacuudiga, siey falal argagixiso uga geystaan.
 
Raggan ayaa laga soo qabqabtay xadka u dhaxeeya Sacuudiga iyo Yemen.
 
Warbixin ku saabsan arintaasi waxaa oo uu magaalada Sanca nooga soo diray wariyeheena Jacfar Kukay halkan hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA