Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 12:43

War / Soomaaliya

AMISOM oo ka Hadashay Amniga Muqdisho

afhayeenka AMISOMafhayeenka AMISOM
x
afhayeenka AMISOM
afhayeenka AMISOM
Qiyaasta qoraalka - +
Hadalkan ayuu ka sheegay shir jaraaid oo uu maanta Afhayeenku qabtay magaalada Muqdisho.

Afhayeenku wuxuu sheegay in AMISOM howlgallada ay ka wado gobollo ka tirsan Soomaaliya ay qorsheynayso sidii ay dhammaantood isugu xiri lahayd, gaar ahaan wadada u dhaxeysa Afgooye iyo Muqdisho.


Cali Xaamud wuxuu sheegay in furitaanka wadada ay u sahli doonto shacabka inay noloshoodii sii wataan.

Afhayeenka AMISOM, wuxuu sheegay in toddobaadkan amnigu Muqdisho uu yahay mid fiican oo ka duwan kuwii hore.