Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:10

War / Soomaaliya

Nin Somali Ah Oo Lagu Helay Dambi Argagixisanimo

Supreme Court Affirmitive ActionSupreme Court Affirmitive Action
x
Supreme Court Affirmitive Action
Supreme Court Affirmitive Action
Qiyaasta qoraalka - +
Maxkamad ku taala Gobolka Minissotta  ee dalkan Mareykanka  ayaa ku heshay Maxamud Saciid Cumar oo ka mid ah Somalida gobolka deggan dambi ah inuu gacan ka geystay in dhalinyaro gobolka ka tagay ay ku biiraan kooxda Al-shabab ee Somalia.

Cumar , oo 46 jir ah oo ka mid ah Somalida ku nool Magaalada Minneapolis ee gobolkaasi ayaa lagu helay dhamaan shantii eed ee loo heystay.

warbixin ku saabsan arintaas halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.