Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:36

War / Soomaaliya

Wicitaanka: Xaaji Xasan Guuleed

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee maanta waxa marti ku ah Guddoomiyaha Ganacsata xaafadda Easleigh ee magaalada Nairobi, Xaaji Xasan Guuleed. Waxa uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira ammaanka deegaanka, ka dib qaraxyo dhowr ah oo halkaas ka dhacay.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.