Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:50

War / Soomaaliya

Caweyska: Abwaan Weedhsame (Q4)

Abwaan Weedhsame - Weersame Abwaan Weedhsame - Weersame
x
Abwaan Weedhsame - Weersame
Abwaan Weedhsame - Weersame
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Caweyska Washington toddobaadka waxaan idinku haynaa
  1. Konton guuradii ka soo wareegatay markii la sameeyay mid ka mid ah filimada ugu caansam dunida ee James Bond, ama 007
  2. Dar daaran ku socda dhallinyarada guud doonka ah
  3. iyo qaybtii afaraad ee wareysiga abwaan Weerdhsame oo uu  ku jiro tix dheer oo ku saabsan tahriibta iyo dhbaatooyinka ay Soomaalida badday.


Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington
Loading
12:00:00 / -:--:--