Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:27

War / Soomaaliya

La Heyste Fransiis Ah oo Codsaday In La Badbaadiyo

French Hostage French Hostage
x
French Hostage
French Hostage
Qiyaasta qoraalka - +
Mohamed Olad
Muuqaal Fidiyow oo Kooxda Al-shabab ee  Somalia ay soo gelisay barta internetka ee youtube jimcihii shalay ayaa waxaa ka soo muuqday la heyste u dhashay dalka Faransiiska oo kooxdu ay heysatay tan iyo sanadkii 2009kii, kasoo ka codsanayay madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande inuu wada xaajood ka galo sidii loo sii deyn lahaa oo uu noloshiisana u badbaadin lahaa.

Warbixin ku saabsan Muuqaalkaasi Fidiyow iyo Fariinta la heystaha Fransiiska halkan hoose ka dhageyso.