Friday, May 24, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:04

War / Soomaaliya

Fatahaadda Beledweyne & Xaaladda Bani'aadnimo

Sawirrada Fatahaadda BeledweyneSawirrada Fatahaadda Beledweyne
x
Sawirrada Fatahaadda Beledweyne
Sawirrada Fatahaadda Beledweyne
Qiyaasta qoraalka - +
Daadad lixaad leh oo ka dhashay roobab xoog leh iyo fatahaad uu sameeyay wabiga shabeele ayaa guryahooda ka bara bixiyay Kumanaan kun oo qof Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiran.

Maamulka gobolka ayaa sheegay in dad ka badan lixdan qof ay ku dhinteen daadadkaasi, magaalada ay ku jirto xaalad musiibo ah, iyadoo dhinaca kalena weli ay sii socdaan roobabka ka da’aya magaalada.

Wariyeheena magaalada Muqdisho Seynab Abukar Maxamed oo dhawaan booqatay Beledweyne ayaa warbixintan oo ay ku eegeyso xaaladda bani aadnimo noo soo dirtay.


Sidoo kale ka daawo sawirada fatahaadda Beledweyne iyo Safarkii Madaxweyne Xassan Sheekh ee dhawaan boggeena hore qeybta Maqal iyo Muuqaal ama kobiyeyso linkigan hoose oo dhex dhig raadiyehaaga ama baroowserkaaga.

http://www.voasomali.com/media/photogallery/1520317.html