Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 20:40

War / Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliya oo Qabsashada Kismayo Soo dhaweeyay

Madaxweyne Xasan SheekhMadaxweyne Xasan Sheekh
x
Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh
Qiyaasta qoraalka - +
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay qabsashada ciidamada huwanta ah ee Magaalada  Kismayo, waxaana uu sheegay in dowadda Somalia ay dooneyso in maamul loo dhanyahay si deg deg ah magaalada loogu sameeyo.


Madaxweynaha ayaa hadalkan u sheegay wariyaha VOAda Falastin Axmed Iman isagoo booqasho maalin ah ku joogay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dhinaca kale wareysi ay xaaladda magaalada Beledweyne Falastin Axmed Iman kala yeelatay Wariyaha VOAda Seynab Abukar Axmed oo ka mid aheyd wariyeyaal la socday wefdiga madaxweynaha halkan hoose ka dhageyso.