Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:06

War / Soomaaliya

Ciidamada Huwanta ah oo Kismaayo Gudaha u Galay

x
Qiyaasta qoraalka - +
Dad goobjoogeyaal ah ayaa Idaacadda VOA u sheegay in saldhigga booliiska, xarunta degmada, iyo goobo kale lagu arkayey askar dawladda Somalia raacsan oo goobahaas ku sugan.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.