Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 01:01

War / Soomaaliya

Kismaayo oo aan Wali Wax Ciidan ahi Galin iyo Dilal Xalay ka Dhacay

x
Qiyaasta qoraalka - +
Afhayeenka ciidamada ururka Raaskaambooni ayaa sheegay in ciidamadii huwanta ahaa joogaan kontoroolada magaalada laga galiyo iyo kuwa laga baxo oo aad magaalada ugu dhow.
Warar kale oo ka imanaya magaalada ayaa sheegaya in dilal dad nabaddoono ahi ay ku jiraan ay ka dhaceen halkaas.
Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.