Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 15:31

War / Soomaaliya

Martida: Sidee Maamul loogu sameyn karaa Kismaayo?

KismaayoKismaayo
x
Kismaayo
Kismaayo
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Martida Makrafoonka caawa waxaa marti ku ah C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane oo madaxweynihii hore la taliye u ahaa, sidoo kale ka mid ah siyaasiyiinta gobollada Jubbooyinka ka soo jeeda.

C/qaadir wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda Kismaayo oo ay al-Shabaab ka baxday iyo waliba qaabka magaaladaasi maamul loogu sameyn karo.

Dhageyso Martida Makrafoonka
Loading
12:00:00 / -:--:--