Sunday, May 26, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:18

War / Soomaaliya

Wicitaanka: Gen. Cusmaan X. Cumar-yare (Faalko)

Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Wicitaanka waxa maanta marti inoogu ah Gen. Cusmaan Xaaji Cumar-yare (Faalko) oo horay xilal sar-sare uga soo qabtay ciidanka booliiska ee Somalia. General Faalko waxa uu ka hadlayaa xaaladda dhinaca amniga ee kasoo cusbaanaaday magaalada Muqdisho. Sidoo kale, waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.