Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:01

War / Soomaaliya

Mudane ka Tirsan Baarlamaanka cusub oo la Dilay

x
Qiyaasta qoraalka - +
Dabley hubeysay ayaa degmada Waaberi caawa fiidkii ku taagtay Mustafe Xaaji Maxamed C/laahi oo ka tirsan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Mudanahan ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee lagu toogto Muqdisho.

Mudanahan ayaa wuxuu dhalay mid ka mid ah xaasaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Ma jirto ilaa hadda cid sheegatay mas'uuliyadda weerarkan.