Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:44

War / Soomaaliya

Milkiilaha Makhaayadda Village oo u Warramay VOA

Axmed JaamacAxmed Jaamac
x
Axmed Jaamac
Axmed Jaamac
Qiyaasta qoraalka - +
Axmed Jaamac “Axmed Village” oo ah milkiilihii lahaa baarka “The Village” ee uu toddobaadkan ka dhacay weerarrada ismiidaamint ahaa ayaa sheegay in uu dib u dayactirayo makhaayadda isla markaana aysan niyad jabin doonin weerarkaasi.

Axmed wuxuu sheegay in weerarka ay kaga dhinteen 5 shaqaalihiisa ka tirsanaa, 3 kalana ay kaga dhaawacantay.


Dhageyso wareysiga Axmed Jaamac
Loading
12:00:00 / -:--:--