Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 11:43

War / Soomaaliya

Askar ka Socota Djibouti oo Tagay Beledweyne

Ciidamada Djibouti ee Muqdisho TagayCiidamada Djibouti ee Muqdisho Tagay
x
Ciidamada Djibouti ee Muqdisho Tagay
Ciidamada Djibouti ee Muqdisho Tagay
Qiyaasta qoraalka - +
In ka badan 300 oo askari oo ka socda Djibouti ayaa maanta gaaaray magaalada Beledweyne. Ciidankan ayaa ka soo gudbay xadka dhinaca Ethiopia waxayna wateen 50 baabuur.


Dhageyso warbixinta imaanshaha ciidanka Djibouti
Loading
12:00:00 / -:--:--