Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 11:43

War / Soomaaliya

Cawayska Washington Abwaan Weedhsame

Abwaan Weedhsame - Weersame Abwaan Weedhsame - Weersame
x
Abwaan Weedhsame - Weersame
Abwaan Weedhsame - Weersame
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qubanayaal goos-goos ah oo xiiso badan.

Caawana waxaan idiin haynaa;

Cawil Saciid (Abwaan Luqmaan), oo ka hadlayaa Dareenka hal-abuurka iyo dowladda Cusub. iyo qeybta labaad oo ku saabsan Abwaan Xasan Daahir Ismaacill Weedhsame oo ka sheekaynaya qisooyinka heeso badan oo uu sameeyey.



Dhageyso Cawayska Washington
Loading
12:00:00 / -:--:--