Thursday, November 27, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 22:19

War / Soomaaliya

Tirada Dhimashada Qaraxyadii oo kor u Kacday

x
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tirada dhimashada iyo dhaawaca ee qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho uu kor uga kacay intii hore.

Tirada ayaa hataan gaadhay in kabadan 27 qof,  iyo in kabadan 40 oo dhaawacantay. Sababta kororka ayaa ugu wacan iyadoo dadkii horay u dhaawacmay ay markii dambe goobaha adeegga caafimaadka ku dhinteen.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Habeenimo
    60 min

    Idaacadda Habeenimo

    Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...