Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 15:51

War / Soomaaliya

Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Meelo Ka Mid Ah Muqdisho

120 mm mortars120 mm mortars
x
120 mm mortars
120 mm mortars
Qiyaasta qoraalka - +
Ugu yaraan sadex qof oo ay ku jirto haweeyney uur leh ayaa ku dhintay madaafiic hoobiyeyaal ah oo xalay saqdii dhexe ku dhacay xaafado ka mid degmooyinka  Boondheere iyo Shibis, waana markii ugu horeysay oo hoobiyeyaal lagu weeraro meelo ka mid ah magaalada tan inta ay Somalia ka baxday ku meel gaarnimada.

Warbixin uu wariyeheena Muqdisho Axmed Xassan Colaad nooga soo diray hoobiyeyaashaas halkan hoose ka dhageyso.