Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 09:31

War / Soomaaliya

Madaxweyne Cabdiqaasim oo soo Dhaweeyey Dawladda Cusub

x
Qiyaasta qoraalka - +
Madaxweynihii hore ee Somalia Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo u waramay wariyaha VOAda ee magaalada Qaahira Xuseen Saxnuuni ayaa sheegay in dadka Soomaalidu ay garab istaagaaan hogaanka cusub ee Somalia loo dooortay.