Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 03:34

War / Soomaaliya

Saxafiga Axmed Taajir oo Geeriyooday

Ahmed TaajirAhmed Taajir
x
Ahmed Taajir
Ahmed Taajir
Qiyaasta qoraalka - +
Saxafiga rug-cadaaga ahaa ee Axmed Maxamed Taajir oo si weyna looga yaqaanay geeska Afrika ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Isiolo ee dalka Kenya.
Axmed Taajir wuxuu la soo shaqeeyay idaacadda Kenya iyo BBC-da. Axmed ayaa in muddo ah xanuusanaa.
Saxafiga ayaa isla maanta lagu aasay Isiola. Saxafiga waxaa taariikhdiiisa ka sheekaynaya, Cabdiraxmaan Yabarow, Madaxa laanta af-Soomaaliga ee VOA, Caasho Cuud oo ka tirsan VOA, Yuusuf Xasan oo ah mudane laga soo doorto xaafadda Kamakuji, Maxamed C/laahi Madaxii hore ee laanta af-Soomaliga ee BC-da.

Dhalinyarada & Tahriibka

video platformvideo managementvideo solutionsvideo player
Waa Kulan VOA ay ku Qabatay Hargeysa.