Tuesday, June 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 09:12

War / Soomaaliya

3 Musharrax ayaa Tanaasulay

Qiyaasta qoraalka - +
Saddex musharrax ayaa goor dhaweyd ka tanaasulay tartanka madaxtnimada.
musharrixiinta ayaa kala ah;
Xuseen Khaliif Jaamac
Bashiir Nuur Xasan
Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Doorashada waxaa isugu soo haray 22 musharrax.

Dhinaca kale baarlamaanka ayaa ogolaaday xubnihii lagu muran sanaa inay baarlamaanka ka mid noqdaan kaddib markii maanta cod loo qaaday.