Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 23:46

War / Soomaaliya

Warbixin Faaqideysa Doorashada Somalia iyo Aragtida Puntland

DoorashoDoorasho
x
Doorasho
Doorasho
Qiyaasta qoraalka - +
Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray shalay oo sabti aheyd ku sheegay inay ka digayaan in la musuqmaasuq doorashada madaxweynenimo ee ka daceysa magaalada Muqdisho  maalinta berita ah.

Puntland waxey ku hanjabtay, hadii doorashada la musuq maasuqo inay qaadan doonto go’aan iyada u gaar ah oo ka turjumaya aayaha Puntland.

Hadaba tuhunka galay Puntland iyo waxa ku soo beegay Xilligan waxaa warbixintan faaqideysa inooga diyaariyay wariyeheena Maxamed Colaad Xassan.