Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 23:08

War / Soomaaliya

Jawaari: Doorashadu Caddaalad ayay u Dhacaysaa

Baarlamaanka SoomaaliyaBaarlamaanka Soomaaliya
x
Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya
Qiyaasta qoraalka - +
Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in doorashadu ay dhacayso 10-bisha ee maalinimada Isniinta, wuxuuna sheegay in doorashadu ay noqon doonto mid cadaalad ku dhacda.
Jawaari wuxuu xildhibaannada ugu baaqay inay soo doortaan shaqsi dalka si fiican u hoggaamin kara.
Musharrixinta ayaa maanta soo dhameystiray khudbaddaha ay ku soo jeedinayeen barnamaijkooda siyaasadeed.