Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 01:32

War / Soomaaliya

Barn: Aqoonyahanno Falanqeynaya Doorashada

Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijkan ayaa qaar ka tirsan aqoonyahannada Soomaaliya waxay ku falanqeynayaa doorashada Soomaaliya, sifaha qofka madaxweynaha noqonaya iyo waliba dowladda cusub ee dhalanaysa.