Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 22:16

War / Soomaaliya

Murashixiinta Somalia Oo Qudbado Jeedinaya

x
Qiyaasta qoraalka - +
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada muqdisho ay ka soo jeediyaan qudbado murashaxiinta madaxweynenimada iyagoo baarlamanka hortiisa kaga hadli doona  taariikh nololeedkooda iyo balanqaadyadooda ay doonayaan in lagu doorto

Waxaa shalay ilaa iyo xalay ka socday magaalada muqdisho dhaq dhaqaaq xooggan oo ay wadaan murashixiinta, oo ay ku xod- xodanayaan codadka xildhibaanada baarlamanka.
Waxaana dhinaca kale si weyn loo adkeeyay amaanka magaalada

Wareysi ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.