Sunday, May 26, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:53

War / Soomaaliya

Dhaqanka iyo Hiddaha # 125

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijkeena dhaqanka iyo hidaha ee todobaadkan waxaanu ku eegeynaa qeybtii 8aad ee ee sheekooyinkii iyo waayihii garaad wiil waal, waxaana ay si gaar ah ugu saabsantahay todobaadkan “Wacdarihii Garaadka”