Thursday, June 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 12:03

War / Soomaaliya

Warbixin: Xiisadda Magaalada Kismaayo

KismaayoKismaayo
x
Kismaayo
Kismaayo
Qiyaasta qoraalka - +
Magaalada Kismaayo ayaa maanta markale la kulantey duqeyn uu u gaystey markab dagaal oo ay leedahay dowlada Kenya, sidaasina waxaa VOA u xaqiijiyey Emmanual Chirchir afhayeenka ciidamada Kenya.

Goobjoogayaal ayaa VOA usheegay inay maqlayeen daryanka madaafiicda laakinse aysan jirin cid wax ku noqotey duqeyntaas.

Dhinaca kale magaalada waxaa ka jira cabsi soo wajahday dadka qaarkii taasoo ku qasabtey inay ka barakacaan magaalada.

Daawo Weerarkii UNDP

Loading
12:00:00 / -:--:--