Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 14:25

War / Soomaaliya

Martida Makaroofanka Iyo Danjire James Swan

x
Qiyaasta qoraalka - +
Danjiraha Maraykanka u qaabilsan arrimaha Somalia, James Swan oo marti ku ahaa barnaamijka Martida Makroofanka ee Idaacadda VOA ayaa ku ammaanay Madaxda Soomaalida kaalintii ay ku lahaayeen  hanaanka kala-guurka.

Danjiruhu waxa uu sheegay in hanaanku uu adag yahay, laakiin, sida wax ku socdaan, marka ugu dambeysa la dhameystiri doono.

Danjire James Swan oo si gaar ah barnaamijka Martida ugu warramay Madaxa laanta Afka Somaliga VOAda Cabdiraxman Yabarow, waxaana aa la soo jeedinaya Ibrahin Xassan Dandurey. Halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.


Barnaamijka Martida Makaroofanka halkan ka dhageyso
Loading
12:00:00 / -:--:--


Dhalinyarada & Tahriibka

video platformvideo managementvideo solutionsvideo player
Waa Kulan VOA ay ku Qabatay Hargeysa.