Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 22:26

War / Soomaaliya

Danjire Swan oo Bogaadiyey Dhameynta Kala-guurka

x
Qiyaasta qoraalka - +
Abdirahman Yabarow
Danjiraha Maraykanka u qaabilsan arrimaha Somalia, James Swan ayaa wareysi uu siiyey Idaacadda VOA ku ammaanay hanaanka kala-guurka ee Somalia.
Danjiruhu waxa uu sheegay in hanaanku uu adag yahay, laakiin, sida wax ku socdaan, marka ugu dambeysa la heli doono hanaan dhameystiran.
Wareysigan gaarka hoosta ka dhageyso.