Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 00:59

War / Soomaaliya

Tahriibayaal kor u Dhaafaya 600 oo Yemen Gaaray

Map of YemenMap of Yemen
x
Map of Yemen
Map of Yemen
Qiyaasta qoraalka - +
Dadkan oo iskugu jira Soomaalia iyo Ethiopian ayaa afar maalmood gudahood Yemen kusoo gaaray, iyaga oo xeebaha bari ee Somalia ka soo hayaamay.
Wararku waxay sheegayaan in sheekooyin la isla dhex maro oo dadku iska dhaadhiciyeen ay sheegayaan in xiliga Ramadanka iyo Ciidda ay sahlan tahay in dalka Sucuudiga loo gudbo, sidaas darteedna uu tahriibku xiligan oo kale u badan yahay.
Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.