Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 11:52

War / Soomaaliya

Baarlamanka Cusub oo Maanta Markii 2aad Kulmay

x
Qiyaasta qoraalka - +
Dhinaca kale Beesha caalamka oo ay ka mid yihiin waddamada Maraykanka, Biritan iyo weliba Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyey tallaabada ay shalay  horey u qaadday Soomaaliya ee lagu soo af-jaray xilligii ku meelgaarka ahaa.

Wefdi diblomaasiyiin caalami ah ayaa maanta  magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo gudoomiyaha ku meelgaarka ah ee baarlamanka Gen: Muuse Xassan Cabduule.

Kulankaasi ka dib ayey shirjaraa’id qabteen warbixin uu wariyeheena Ibrahim Xassan dandurey nooga diyaariyay halka hoose ee qoraalka ka dhageyso.