Friday, May 24, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 20:40

War / Soomaaliya

Matt Baugh oo Arrimaha Somalia ka Hadlay

Matt BaughMatt Baugh
x
Matt Baugh
Matt Baugh
Qiyaasta qoraalka - +
Safiirka dalka Britain u qaabilsan Soomaaliya, Matt Baugh oo goor dhaweyd VOA wareysatey ayaa sheegey in dalkiisu uu si weyn u tixgalinayo eedeymaha ku saabsan laaluushka iyo musuqmaasuqa la sheegey in ay ku wareegsanyihiin geeddi socodka loogu jiro in Soomaaliya nabad lagu soo dabbaalo.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.