Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 17:12

War / Soomaaliya

Seychelles: Burcadbadeed Maxkamdi Sii Deysay

x
Qiyaasta qoraalka - +
Maamulka Puntland ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay 2 wiil oo Dhalinyaro ah oo ay siidaysay Maxkamad ku taala Jasiirada siishalis.

Labadan wiil ayaa ka mid ahaa 16  qof oo ku eedeysnaa burcad badeednimo oo bishii Janaayo laga qabtay Xeebaha Puntland, iyadoo 14kii kalena ay maxkamadu ku xukuntay sanado u dhaxeeya 2 sano iyo bar, ilaa 12 sano.  

Warbixinta oo dhan halkan ka dhagayso