Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 02:20

War / Soomaaliya

Baaris: Eexda Xulidda Xubnaha Baarlamaanka

x
Qiyaasta qoraalka - +
Waxa jira eedo loo soo jeedinayo qaar ka mid ah odayada dhaqanka oo sheegaya in ay xilka baarlamaanka u doortaan dadka ay xigtada yihiin.

Barnaamij gaar ah oo ay VOA arrintaas ka sameysay, hoosta ka dhageyso.