Thursday, June 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 07:12

War / Soomaaliya

Wareysi:Maxamed Cabdullahi Farmajo

x
Qiyaasta qoraalka - +
Dhawaan waxaa ka dhacay magaalada Muqdisho rabshado ka dhashay dibad bax lagu soo dhaweeynayay Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Dibad baxaasi ayaa waxaa ku dhintay laba ka mid ah askarta dowladda, dhowr qof oo shacab ahna wey ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale Taliyaha Ciidmada Amisom ayaa shalay kulan la yeeshay Mudane Farmajo.
Wareysi aan la yeelanay Farmaajo halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Daawo Weerarkii UNDP

Loading
12:00:00 / -:--:--