Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 23:56

War / Soomaaliya

Xukuumadda: Waa in loo Sinnaadaa Warbaahinta Qaranka

Golaha WasiiradaGolaha Wasiirada
x
Golaha Wasiirada
Golaha Wasiirada
Qiyaasta qoraalka - +
Golaha Wasiirada ee DKMG ah ee Soomaaliya ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ka soo jeediyaan baaq, iyagoo ku baaqay in warbaahinta dowlada, sida Raadiyaha, Telefishinka iyo Website-ka ay u sinaadaan musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha.

Wasiirka Qorsheynta Qaranka iyo Xiriirka Caalamiga Cabdullahi Goodax Barre oo la hadlay VOA ayaa sheegay in musharax kasta oo tartamaya uu qaybtiisa ka helo warbaahinta qaranka si miisaaman oo kala badsi lahayn.

Waraysiga wasiirka oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso.