Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 17:32

War / Soomaaliya

Dibadbax Farmaajo Lagu soo Dhaweynayay oo la Isku Rasaaseeyey.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho kusoo Noqday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho kusoo Noqday
x
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho kusoo Noqday
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho kusoo Noqday
Qiyaasta qoraalka - +
Dibadbax lagu soo dhaweynayay ra'iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa ka dhacay is-rasaaseyn sababtay dil iyo dhaawac.

Hal qof ayaa dhintay ku dhintay is-rasaseynta oo ka dhacday fagaaraha Sayidka ee Muqdisho,
Wararka ayaa sheegaya in is-rasaaseyntu dhexmartay ciidan ka tirsan dowladda iyo ilaalo la socotay Farmaajo.

Warbixin arrintaas la xiriiirta hoosta ka dhageyso.