Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:06

War / Soomaaliya

Kenya: Dilkii Safiirka Venezuela oo Soomaali Lagu Tuhmay

x
Qiyaasta qoraalka - +
Maxkamad ku taala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxaa dhawaan la horkeeney qaar ka mid ah shaqaalahii ka shaqeynayey Safaarada dalka Venezuela uu ku leeyahay dalka Kenya, kuwaas oo lagu tuhmayo iney dileen haweeney safiir ka aheyd wadankaas.

Haweenayda oo lagu magaaco Olag Fonseca, yaa dadka dilkeeda lagu tuhmay waxaa ka mid ah nin Soomaali ah oo maxkamada Nairobi ay amartay in la soo xiro, iyadoo madaxiisana lacag la dul dhigay.

Waraysi faahfaahsan  halkan hoose ka dhagayso.