Madaxwaynaha dalka Masar Maxamed Mursi oo booqasha gaaban ku tagay magaalada Cariish ee gobalka Siinaay, ayaa sheegay inay muhiim tahay in la ilaaliyo ammaanka guud ee xuduudaha Masar.
Sidoo kale madaxwaynaha ayaa ku baaqay baroor diiq qaran oo loo sameeynayo askarta lagu dilay xuduuda Masar ay la wadaagto Israel, xilli maanta askarta la dilay loo sameynayo aas qaran.
Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhagayso

Embed
share
Warbixinta
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:03:46
0:00
Direct link