Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 20:33

War / Soomaaliya

Cabdikariim: Lug kuma Lihi War-murtiyeedka Saxiixayaasha

Cabdikarim JaamacCabdikarim Jaamac
x
Cabdikarim Jaamac
Cabdikarim Jaamac
Qiyaasta qoraalka - +
Cabdikariim Xasan Jaamac, oo wasiir hore soo noqday ayaa beeniyay inuu lug ku leeyahay war-murtiyeeka maanta ka soo baxay saxiixayaasha roadmap-ka oo magaciisa lagu xusay.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in heshiis laga gaaray soo xulista xubnaha baarlamaanka ee ka imanaya Sool iyo Sanaag, isla markaana uu Cabdikariim qeyb ka yahay heshiiska.
C/kariin wuxuu VOA u sheegay inuusan arrintaasi lug kulahayn, sidoo kalena isaga shirka uu ka saaray C/raxmaan Faroole, madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland.



Sidoo kale dhageyso qodobada war-murtiyeedka