Monday, May 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 08:27

War / Soomaaliya

Shariif Axmed oo ka Baxay Shirkii Saxeexayaasha

x
Qiyaasta qoraalka - +
Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu shalay Nairobi kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Hillary Clinton.
Warar ay Idaacadda VOA heshay ayaa sheegay in Madaxweynuhu ka baxay shir maanta ay halkaas ku lahaayeen qaar ka mid ah saxeexayaasha Roadmapka.

Dhinaca kalena, La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweyneha Somalia ee Arrimaha Dib-u-heshiisiinta Cabduqaadir X. Maxamuud Dhaqane ayaa isna ku eedeeyey xubno ka mid ah saxeexayaasha inay maamuus xumo ku sameeyeen Madaxweynaha.

Wareysiyo arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.